Fowz Natural Beauty Clinic

Badeecooyin dabiici ah oo aad ugu kalsoonaan karto jirkaaga. Macmiil ka adeego Fowz Natural Health Beauty store goor kasta iyo goob kasta ku sugantahay

Maxaad nagu dooran lahayd?

Kusoo dhawaaw,   Fowz Natural Beauty Clinic Store. Waxaa kuu heynaa badeecooyin dabiici ah oo aad ugu kalsoonaan karto jirkaaga.

waxaa heynaa daawooyin kaa samata bixi kara dhibaatada dawooyinka leesku qurxiyo ay keento sida finanka, gad gaduudka, haaraha, dhiig roorka, xidida oo soo baxa, jeex jeexa/cidi libaaxa, waji qaleylka, qolofta wajiga fuusha, ciir iyo canaanyada, xafaf, wajigga oo kaa qayirma.

Adeego Hadda (TM) waa adeeg dhamaystiran oo kuu suurto gelinaayo in aad dukaamaysato  goor kasta iyo goob kasta oo aad ku sugantahay.

Waxaan kuu heynaa adeeg gayn dhamaystiran oo ku baahsan dhamman daafaha dunidda. Macaamiisheena magaaladda Muqdisho waxaa usameenay adeeg Geyn ah oo lamagac baxay Geyn aad lacagta bixineesid marka alaabta laguu keeno(Cash on delivery). 

Macaamiisheena magaaladda Muqdisho si fudud ayay u bixin karaan lacagaha iyagoo adeegsanaya EVC PLUS. 

Fowz Natural Health Beauty Store waxaa ka adeegga karta 24/7

Astaanta Fowz Natural  Beauty Clinic Store, 

ka adeego Fowz natural  beauty clinic store goor kasta iyo goob kasta ku sugantahay

Ku saabsan Fowz Natural Health Beauty Store

Dr's Fardowsa Dahir Adam 

Milkiilaha Dukaanka

Magacaygu waa Dr's fardowsa dahir Adam, waxaan bartay Kulliyadda Caafimaadka. waxaa daraaseeyay hormarinta quruxda dabiicigga. Dumarka waxay ubaahanyihiin qurux dabiici ah oo isku dheelitiran, si dheeha maqaarkooda ujoogo oo billicdooddana udhumin.

waxaa heynaa daawooyin kaa samata bixi kara dhibaatada dawooyinka leesku qurxiyo ay keento sida finanka, gad gaduudka, haaraha, iwm.

Ku soo dhawaaw Fowz Natural Beauty Clinic Store, waan ku faraxsannahay in aad nala jaanqaado.

Cinwaanka Dukaanka

Isgoska Geydjacel  ee w casapoplare

Address

Warta Nabada

Saacadaha shaqadda

saturday — Thuesday

8:00AM — 10:00 PM

Frienday

ma shaqeeneno